Madaxweyne Laftagareen oo u mahad celiyay Guddi shaqo wanaagsan qabtay (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qasriga Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Gudiga ku-meel gaarka ee gargaarka dadkii laga soo musaafuriyey Magaalada Laascaanood ee Maamulka Soomaliland. Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen ayaa ugu horeyn Gudiga ka dhagaystay warbixin ku qotonta waxyaabaha uqabsoomay iyo Socdaalkii ay ku tageen Magaalooyinka Gaalkacyo iyo Garoowe ee … Continue reading Madaxweyne Laftagareen oo u mahad celiyay Guddi shaqo wanaagsan qabtay (Sawirro)